Latest Post

6/recent/ticker-posts

waxa ugu badan ee somalida ka raadiyen youtube ka



 somalida inta ugu badan ee isticmaasha internetka iyo waxa ugu badan ay ku qoreen youtube 

waxan u sameyn doona lanbaro waxan ka bilaabi dona  midka ugu raadiska badna sidas ayan isugu xijin dona

1: waxa ugu badan somalidu ku qoreen youtube wa ereyga "soomalia"

2:ereyga ku xiga ay ku qoreen youtube wa "hees"  oo heesihi youtube ku ogaa ma google ba lo so rarey

3: ereyga sedexaad loogu raadinta badnaa waa "hindi af soomali" oo wali ma la daawada filimanti hidniga

4:waxa kaloo ay ku qoreen "wasmo"  iskaabuladi ba markan la wareegtey goobta

5: waxa kale ay ku qoreen "fanproj" wa reero hindi tolow aniga miyan ku jira dadkaas waayahay

6: ugu danbeyn waxay ku qoren "niiko" iyaah haa 

intas an ku koobno  halahan looma dhaafi karo

Post a Comment

0 Comments