Latest Post

6/recent/ticker-posts

Ereyga blog gormaa lacuriyay? waa maxay website blogs-yada ugu fiican?

 

waa maxay website yada ugu fiican dhanka blogging-ka?

waa maxay blog macnaheedu?

blog losoo gaabiyay 'weblog' waa bog shabakad inta badan loo isticmaalo faallooyin shaqsiyeed ama nuxur ganacsi inta badan'na lagu daabaco qoraalo halkaasi aqris tayaashu ey kaga tagi karaan aragtidooda ama faallooyinkooda.

ma adagtahay in labilaabo blog?

kaliya xususnoow bilaabista blog runtii waa sahlan tahay kumanaan bog oo cusub ayaa labilaaba maalinkasta qofkastana wuu abuuri karaa blog lkn dad aad uyar ayaa abuuri kara blog-yo waxtar leh?

waa maxay website yada ugu fiican dhanka blogging-ka?

Our top 2 ga-ugu sareeyo ee loogu talagalay bloga waa 1:wordpress 2:wix.
wordpress. waa website-ka ugu fiican blogging guud ahaan web.com lahna xalka dhismaha iyo qiimo jaban.
wix.com.waa full website iyo bedalka wordpressoo aad ugu wanagsan.

what is the most difficult part of blogging?

waaa maxay qeybaha ugu adag ee blogging-ka?

Naqshadeynta?

content designing is the most challenging waa sheyga ugu adag ee blogging ka naqshadeynta hadee noqoto sawirada qoraalada or video inaad noqoto content designing waa muhiim.

maxaa laiska ilaaliyaa hada tahay blogger or qoraa?

.using the wrong name /inaad isticmaasho magac qaldan.

.not publishing aadna noqon ama aadna joogto wax udaawicin.

.focousing inaad sameyso oo aad diirad saarto.

.choosing the wrong niche inaad na noqon oo aad dooratit niche aad kufiicanthy.

.inaad missing gareynin seo traffic.

.not linking to other content kale.

waa kuwee blog-yada ugu caan san?

waa kuwan kuwa ugu caan san blogg-yada .

step #1:food blogs.blog-yada cuntada waa mid kamid ah qeybaha ugu caansan.

step #2:Travel blogs  or blog-yada safarka.

step #3:blog-yada caafimaadka iyo jir dhis ka health and fitness blogs.

step #4:blog qaab nololeydka  or lifestyle blogs.

step #5:fashion and beauty blogs.

step #6:blog yada farsamada gacanta.

step #7:parenting blogs.

step #8:business blogs {blog-yada ganacsiga}.

Ereyga blog gormaa lacuriyay?

maxaa loogu yeedhay ereyga blog?

sanadkii 1997-dii jorn barger for robot wisdom waxa uu curiyay ereyga {weblog}

kaas oo lagu talagalay in lagu qeexo habka oo ugalo website-ka markii uu dhax wareegay internet-ka ereyga {weblog} waxaana loo soo gaabiyay {blog} 1999-kii by programmer {peter merholz}.

waa maxay 5 niche ugu fiican?

noocyada ugu caan san ee blog-yada?

step #1:personal blogs.shaqsiyaad wax ku qora web-bloggers ka ayaa ahaa hormuud aduunka wax qoristu walina maanta wey jirtaa.

step #2:personal brand-gaar ah.

step #3:business blogs.

step #4:Affilliate blogs.

step #5:niche blogs.

                                   

                                All articles afsoomali 

Elon muxuu uibsaday twitter.https://www.xeydargacal.com/.../muxuu-elon-musk-uibsaday...

amazon private lp vs arbitrage.https://www.xeydargacal.com/.../waa-maxay-farqiga...

siidaalaco tikto ya lacag ugu ba.https://www.messenger.com/t/100009880445013/










Post a Comment

0 Comments