Latest Post

6/recent/ticker-posts

Muxuu Elon Musk uibsaday Twitter-ka Yaa ku helay 44 bilyan Twitter? Yaa iska leh twitter-ka hada?

Yaa iska leh twitter-ka hada?

Oct.28/2022 8:00,am twitter-ka waxaa iska leh elon musk kaas oo ku soo gabagabeyey $44 bilyan oo dollar kuibsaday adeega warbahinta ee bulshada .

Thursday dana wuxuu shaqada ka eryey dhowr maamule oo twitter-ka oo uu kujiro maamulaha guud twitter ka mr parag Agrawal sida laga soo xigtay new-york times iyo ilo kale.

Muxuu elon musk shaqada ugu ceyriyay shaqaalaha twitter-ka?

Elom musk heshiiskii bishii april wuxuu sameeyay dalab qiimihiisu yahay   $44 bilyan dollar social media platform asagoo sheegay in uu doonayo twitter-ka kadhigo shirkad gaar looleyahay oo uu uogalaado dadka in ay si xor ah ugu hadlaan iyo service yadooda.

Muxuu elon musk shaqada ugu ceyriyay shaqaalaha twitter-ka?

Elon musk ayaa qorsheenaya in uu baabi’iyo ilaa 3700 shaqo oo ka shaqeeya twitter-ka inc., ama bar shaqaalaha shirkada warbaahinta bulshada asagoo isku dayaya in uu hoos udhigo qarashaadka shirkada.

Elon musk meeqa lacag ayuu sameeya malintii?

.How much elon musk makes aday?

.Tani waxey ubahantahay in laga jawaabo/

.Suasha imise lacag ayuu elon musk saacadii sameeya.

Madama dhaqaalihiisu daily sanadka 2022 lagu qiyasay lacag gaareysa 333.33 milyan per aday his hourly aduun wuxuu qoray 51.30 million.

Waa maxay shirkadaha uu leeyahay elon musk?

Halkee ayuu ku maalgaliyay elon musk lacagtiisi ugu badneyd?

Maalgelintii ugu sareysay elon musk?

Company                           vulue                                 #of empoyees

Tesla                                  $943/billion                       99,290

spaceX                              $125/billion                        12,000

the boring comp.            $5.7/billion                         <200

neuralink                          $500 million/$1 billion        <200

paypal                               $114 billion                            <30,900

twitter                              $44 bilion                               --------

what is twitter charging for?

Muxuu twitter-ka kusoo dalacay macamiishiisa?

Shirkada waxey dooneysaa in ay kusoo dalacdo macaamiisha  twitter isticmaalayasha si loo xaqiijiyo calaamadaha muujinaya blue ga saxiixa kuxega magaca account kada waa  wax twitter ka si bilaash ah ugu yaboohday isticmaalayashii hore.

What blue tick means in twitter?

Waa maxay calaamada blue-ga macnaheedu?

Maamulaha guud twitter-ka elon musk ayaa Tuesday da si qoto dheer usharxay isdiiwangalinta twitter-ka kaas oo sheegay 8$ dollar bishii inkastoo faaidooyinka ay noqon karaan kuwa mugdi kujira.

How many followers do you need on twitter to make money?

.Sidee twitter lacag ugu sameeyaa?

Qeybta ugu fiican eeku sabsan lacag sameynta twitter-ka waa inaad lahan kartaa ugu yaraan 1000/taagero si aad lacag uhesho inkasto lahanshaha followers badan ay tahay mid aad kasbankarto tageerayashada.

                           All articles afsoomali 









Post a Comment

0 Comments