Inkasto si caalami official ah loo bilabay tiktok 2017 kii waxey eheyd app kii todabaad ugu badan ee lasoo dagsada or download gareysta.
![]() |
Tiktok ga oo isbadal lagu sameyn doono 23 November 2022 kaasi ay shirkada tiktok wax badan ugu badaleyso ama wadamada laga isticmaalo tiktok ku ogaaneyso iyo xoggo ku sabsan tiktok ga.
Waxaa
kalana isbadal lagu sameeyn donaa in uu soogali doonin live qof ka yar 16 years
jir masoo gali doonan live waxaana loo ogalyahay wax ka weyn 18 years sano.
To
start making money on TikTok:
Shuruudaha
tiktok oo aad lacag ugu sameyn karto?
Step
#1:waxaa waa jib ah inaad kaweyn tahay 18 sano.
Step
#2:Inaad heesato 10.000 followers.
Step
#3: Your
videos must have 100,000 views 30
malmood kii ugu dambeeyay.
Step
#4:account kada tiktok inu uhogaansanyahay shuruucda TikTok Community
Guidelines and terms of service.
Tiktok
ga meeqa wadan ayaa lacag ka sameyn kara?
TikTok Community waxey shegay wadamada laga heli karo tiktok uuna aqbalsanyahay Community tiktok ga.
.US,
UK, France, Germany, Spain, or Italy.
Yaa
lacagta ugu badan ka sameeya TikTok 2022:?
Who
makes the most money on TikTok?
.CharliD’Amelio, $105,770 per post (148.2 million followers)
.KhabaneLame, $92,270 per post (150.8 million followers)
.BellaPoarch, $66,829 per post (91.1 million followers)
.AddisonRae, $65,194 per post (92.1 million followers)
.WillSmith, $53,741 per post (72.4 million followers)
the
end of the content:
note:tiktok lacag lagama sameeyo africa Asia oo dhan yurub markii laga reebo inta aan soo sheega wixii kasoo hara sida { Switzerland.Austria. Belgium. Sweden. Denmark. Norway.holand iyo kuwa kale oo badan. E.t.c} waxan dhan isku dar macnaheedu waxay tahay lacag lagama sameeyo tiktok! lkn laga yaaba in mustaqbalka dhaw lagu soo daridoono.
wa maxay sababta google adsense qeybta: account has canceled:
shuruudaha lagaga bahanyahay: google adsense wa maxay
blog waa maxay iyo shuruudihiisa: blogincasharo afsomali:
0 Comments