![]() |
Emailka ka imaday google adsense ayaa sheegayo
in la cancel gareeyay account kada looma baahna inaad walwasho waxaa dhacay
isbadal ayaga dhaxdooda. YouTube AdSense message "One of your
payment accounts any account balance greater than $10 will be paid out in full.
Saameyn nooce ayey ku yeelan kartaa payment
dadka isticmala social media youtuber ka?
Hadii aa tahay youtuber ama kuu
furanyahay qaanad kamid ah social media oo aad lacag ka hesho ama dhaqalo waxaa
macquul ah inaad heshay fariin ku leh your account number has been canceled.
macnaheedu ka dhigantahay in google adsense
gaaga la cancel gareeyay ama la joojiyay taas cabsi yey san kugalinin waxaa update
lagu sameyay qeybta lacagta bixinta yeysan walwal kuugu abuurin lama cancel
gareynin account kada youtube ama social media.
waxaa isbadal ku dhaca qeybta lacag bixinta oo
loo badalay koonto cusub youtube qasatan google adsense.
What does the “Account canceled”
AdSense email mean?
waxaa isbadal ku dhaca qeybta lacag bixinta oo loo badalay koonto
cusub youtube qasatan google adsense.
the end of the story.
your account number has been canceled, waxee umuuqata wax cabsi
leh markii laga hadlaya in la cancel gareeyay qeybta lacag bixinta google
adsense wax Qatar ah ama cabsi but However, there's no need to worry waa
labadalay youtube account cusub ama sistam cusub baa lacagta kusiinayo sistam
kaasina wuxuu sidii kii hore kuu siidoonaa lacagta waana qabkii aad lacagta ku heleysid.
Somali.news and easy articles.
Waa kuma hindisaha robot? https://www.xeydargacal.com/.../waa-kuma-hindisaha...
all articles afsomali Somali:https://www.xeydargacal.com/search/label/News
wa maxy depit card vv credit cardhttps://www.xeydargacal.com/.../farqiga-udhaxeeyo-debit...
0 Comments