Shirkada amazon waa mid kamid ah shirkadaha ugu waaweyn ee calamaka waxeyna kutala wadan ka mareykanka waxeyna xarumo ku leedaha 21 wadan.
Waxaa la –asaasay shirikada amazon 1994 tii waxaana asaasay nin lagu magacabo Jeff Bezos.
farqiga udhaxeeyo amazon private lebel iyo arbitrage?
.Amazon private label.
losogabiyay {P.L} waxa
ladhaha inaad ku dhaxgadid alaab aad adiga leedahay dulsaaratit sumad brand shirkad
adiga qaas kuu ah alabtaas qof aad adiga eheyn uu san gadi Karin product gaas.
.Amazon arbitrage.
marka amazon ku dhaxgadeesid alaab can ah
lawada yaqano shirkada caanka siiya alabta dadka iney ka helaan commission sida
shirkadaha kala ah apple.nike.sumsung.puma.iyo kuwa kale oo badan shirkadahas
oo dhan aduunka wadayaqanan taas waxaa waaye macnaheedu arbitrage kaligaa wax
kuma dhaxgadeesid.
Faaidooyinka amazon aan
wax ka barano.
step #1:waxaa amazon
diyaar kuugu ah macaamil gaaraya200 MILION oo marwalbo amazon ka dhax adeegta
marka maka murgeesid hadii aad bilabto amazon in ay kugu dhacdo macmiil la-an.
Step #2:waxaa diyaaar
kugu ah baqaaro waaweyn shaqalo badan oo amazon kuu diyarisay alabta aad
gadeesid uma bahnid inaad dukan u kireyso waxaa si toos ah ugu direysaa baqaraha
amazon kadib shaqalaha amazon ayaa macmiilka udiraya.
step #3:amazon waxey ku
shaqeysa hab commission ah alab walbo aad ku dhaxgadeesid website ka amazon
waxey kaa qadaneysaa commission udhaxeeya boqolkiiba %15 ilaa boqolkiiba %30.
Step #4:amazon 14 ka
maalin walbo waxey lacagta kuugu soo shubeysaaa bank giga kadib marka ay
isgargaarto lacagta.
Step #5:amazon dunida
meel walbo aad joogtit ayaa amazon ugu shaqeysan kartaa wax wajib majiro oo ah
wadan hebal kama shaqeyno.
FG:Amazon qaabab badan ayaa ugu shaqeysan kartaa amazon lkn labo
qab ugu badan waa labo nuuc oo kala ah private lp iyo arbitrage labadas nuuc waa inaad mid go-aan ku gaartaa labadan in la.isla sameeyo
wey dhib badan tahay so make the right choose one.
Amazon waxaa ku dhax
shaqeysta ku dhawad 6.3 MILION oo shirkad ayagoo
alaabahooda ku dhax ibinaya website-ka amazon sidoo kale amazon waxey shirkadaha
kale ay fursad usiisa in website kooda alab ku ibin karaan ayagoo isticmalaya
baqaaraha amazon.
0 Comments