Kal mada robot waxaa markii ugu horeysay adeeg saday qoraygii ruwaayadaha karel capek
sanad ka markuu ahaa 1920 kii
Balse!
robot kii ugu horeyey ee program san waxaa sameeyey George Devol 1954/tii waxaa
lagu magacabi jiray {diyunimag robot} waa kalmad czeck robot oo macnaheedu
yahay shey lagu qasbay shaqo ama howl.
Maxee
tahay shaqooyin ka ay qabtaan robot-yadu?
Badanaa
robot-ka hada jiro Waxee qabtaan shaqooyin ka yaryar sida inaad meel alaab ka
daabusho oo aad meel kale geyso malin kasta shaqooyinka noocan oo kale waxee ku
haboontahay inee qabtaan robot-yadu badalkii beni adamka uu qaban lahaa balse
robot-ka hada jiro waxee qabtan howlo kookoban oo ficil soo noq noqda ama shaqo
loo arko inee beni adamka Qatar ku yihiin.
Waxa kaloo isticmala robot-ka
shirkadaha sameeyo?
Step #1:Daawooyinka.
Step #2:Gawaarida.
Step #3:cuntooyinka fudfudud.
Step #4:Technology meleteria ga.
Waxaa
kaloo loo adeeg sadaa in dhulka hoostiisa wax loo gu soo saaro ama in loo diro
markii wax laga ogaanayo meel kale.
Maxee
kalifay in la isticmaalo robot?
Baahida
loo qabo shaqalo jaban ayaa ka dhigtay robot-ka mid aad loo xiiseeyo
isticmaalkiisa marka labarbar dhigo beni admaka.
Imisa
saac hours ayee shaqeen karaan robot-ka?
Robot-ka
waxee shaqeeyn karaan 24 hours sacadood day and night haben iyo malin 7/7 mana
ubahna cunto iyo nolosha aasaasiga ee beni adamka sidoo kale shaqooyinka qaar
waxaa la oran karaa robot-ka ayaa kaga haboon ama kaga wanaagsan beni adamka.
Waa
kuma hindisaha sameeyey robot?
George
Devol/Joseph:waxee hindiseen shirkadii ugu horeysay robot sameysa 1960 kii
waxaana adeeegsaday robot-ka shirkada gawaarida ee ganeral motters sidoo kale {Leonard
Da Vinci} ayaa sawiray qorshe u eg beni adam robot oo loo yaqano {Humanoid
robot} dhamadkii qarnigii 15aad.
Qeybaha
robot-ka ka koobanyahay.
Robot-yadu
waxaa laga sameeyay wax yaala kala duwan ee kujirta birta caaga dhamaan
robot-yadu waxee lee yihiin sadax nuuc oo waaweyn?
Step
#1: robotmanager:
All Robots, One Platform: waa maamule sidoo kale loo yaqano maskaxda robot-ka
qeytan waxaa ka shaqeesiiya computer la programiyay sidoo kale siinaya tilmaamo
cayiman leh maamulo dhamaan qeybaha kale robot-ka una suuro galiyo si ay
ugutaan howshooda.
Step
#2: Robot
technology. Qeybta ma kaanikada sida mashinka bistoonaha lugaha qeybaha maamula
laablaabyada badanaa qeybahan waxaa awood siiya hawada ama koronta dareeraha.
Step
#3:Dareemayasha.waa qeyb robot-ka ugarto waxa ku hareereysan dareemayasha ayaa
uogalada robot-ka inuu fahmo jihooyinka cabirka muqalka inta ujiro waxyaabaha
kale xadiga intee la egyihiin.
Dhamaan
qeybahan oo dhan waxee ushaqeyaan si wada jir ah.
the
end of the story.
Robots waa kalmad loo isticmaalo markii la darasenayo barasha seyniska robot-ka hada jiro waxee caawisay dadku waa yay xubnahooda qaar kamid ah sida lugaha iyo gacmaha robots-ka hada waxaa laga heli karaa guryha iyo goobaha ganacsiga.
news and easy articles somali
AMAZON FBA SOMALIAhttps://www.xeydargacal.com/.../amazon-fba-oo-somalia...
all articles Somali:https://www.xeydargacal.com/search/label/News
binance visa card:
0 Comments