card ka binance markaa dalbato siduu kuugu iman karaa
waxaa jiro visa card oo mid gacanta oo eh physical iyo waxaa kalana jiro mid virtual oo eh inaad hab online uisticmasho card ka.
mid ka virtual ka waxaad furankartaa marka joogtit wadamo aadna kaheli kerin karka sida marka joogto somalia ithopia kenya laga yaaba inuu card ka binance ku imanin iyo wax lamid ah marka waxaa sameyn kartaa inaad dalbato midka virtual ka eh.
physical ka hal dhib ayuu leeyahay hadii dalbato virtual ka maisticmali kartit
physical ka card ka wuxuu ku yimado post lkn midka virtual ka waa mid hab online loo xareyto midka physical ka waa isku mid wax kuma kala duwano 3da number wuu leeyahay oo cv ga ah waxa kaliya ee ku kala duwan yihiin waa un tawashada qofka bis.
waa maxay cashback levels.
cashback levels waxaa ladhaha card markaa isticmasho oo aad wax ku ibsatit kuu soo celinaayo jajab ama sintiyo ayaa ladhaha cashback 1$ imisa sintiyo ayuu kuu soo celina cashback ga.
BNB BNB/HOLDING CASHBACK%
0 0BNB 0.1%
1 *1O 2%
1O *5 3%
40 *5 4%
100 *5 5%
250 *8 6%
600 *10 8%
Waa maxay farqiga udhaxeeyo depit card vv virtual depit card.
sida cadiga eh bank giyada waxee bixiyan card waxaana loo yaqana physical bank depit card! physical waa la yirahdaa waxwalbo oo lataban karo cardka marka gacan ku heysid waa physical oo ah wax la taaban karo
depit card waxaa layirahdaa card ka marka adiga lacagta aad ku shubatit aad isticmaleysid hadad 50$ ku shubatit oo aad kusoo adeegatit kontankii ayaa layirahdaa depit card waxaad ku shubatay ayad isticmaaleysaa.
waa maxay credit card
credit card ka lacag laguma shubo waxaad heesataa lemit qayas kaas oo hadad garto wuu kaa xirmaa card tusale bishii waxaa lagugu talagalay inaad isticmasho 5000$ hadii aad kabadan isticmasho wuu kaa xermaa inta badan kaarkan waxaa isticmalo dadka taajiriinta oo bank giyada lacag aad ubadan utalo sidaas ayaa card kan loo siiya.
Dhamadkii
virtual depit card iyo physical farqiga udhaxeeyo waa virtual waa wax aan lataban karin lkn online eh karar waxaa jiro online lagu isticmalo oo aan physical eheyn kasoo qad waxaa jiro karar badan bank depit car eh oo online ahan bis loo isticmalo dadka loo dirin card ka waxee kusii nayan is the same number wax farqi uma dhaxeeyo kuwaas ayaa layirahdaa virtual depit card.
waaxa maxay bloghttps://www.xeydargacal.com/search/label/News
baqtiya nasibka usahttps://www.xeydargacal.com/.../dv-lottery-2021202223..
paypal somalia makahttps://www.xeydargacal.com/.../paypal-somalia-maka...
2 Comments
Zhp adaan kuu bahanahay ee Numberkaan igala soo xariir kaga waan waayee 0612033741
ReplyDeletebro maxaa kaa cawiya isheeg
Delete