Latest Post

6/recent/ticker-posts

AMAZON FBA OO SOMALIA LAGU SOO DARAY Amazon: waa maxay Fulfillment by Amazon – FBA waa maxay amazon prime members worldwide sidee ku dhacday iney kusoo daran somalia fba amazon

AMAZON FBA ! ereyga FBA waxaa loga soo gabiyay Fulfillment

shuruudaha lagaga bahanyahay inaad wax ku dhax gadid AMAZON FBA adigoo somalia joogo.
by Amazon oo macnaheedu tahay meel alab ladhigo ama baqaar alab ladhigto ayaa ladhahaa amazon fba suuqan amazon sanadkii lasoo dhafay waxaa lagu gaday 469 Billion USD$ hadaba ma ogtahay dadka suuqan ku dhaxgadaya in lagu soo daray dadka ku nool somalia gudihiisa in ay alabtooda ku gadi karan yurub iyo mareykan.


 sidee ku dhacday iney kusoo daran somalia fba amazon.

Amazon fba waxee shaacisay sanadkii lasoo dhafay 2021 may in lagu soo daray boqolal dal inee wax ku dhax gadi karan amazon ta uk iyo mareykanka 


shuruudaha lagaga bahanyahay inaad wax ku dhax gadid AMAZON FBA adigoo somalia joogo.

    1.inaad heesatit ducuments ama cadeyn id possport 

      2.waa inad heesatit bank bank statemant cadeyn ah

      3.credit card inaad hesatit iyo inad leedahay business adress


Suuqan fursad maleyahay amazon fba?

suqan waxaa sidoo kale soo booqato bishii kudhawad 2.4 billion dad lagu qiyasay iskugu jira dad wax ka ibsada iyo kuwa soo boqdoba sidoo kale suuqan boqolkiiba 50% waxyabaha online ka lagu gado dalka mareykanka dhanka e-commerce asaga heesto waxaa jiro dadku xeran  amazon fba kuwas bilkasta ka adeegto 9/10$ kudhawad 200 costemer 135 million waaa dadka kunool mareykanka 765million waa dadka kale kunool  daafaha calamka kale.

            Amazon prime members worldwide

                           200m costomer 


Sidee iskaga diiwan galin karaa?

diiwan galinta waa two steps waxaa jiro qeyb ladhaho seller amazon lasota uk iyo qeyb lasocoto america seller U.A.E 

 1.Indivitual account oo macnaheedu tahay inaad furato mid shaqsi lkn amazon wax walbo aad ku dhax ibisid inee kugu charge gareynayan 1$

2.inaad furato account professional 39$ hal mar bixiso bishii.


Waxaa jiro fba  yo badan oo isku xeran qaar yurub iyo mareykan 

amazon fba yurub waxaa kamid ah uk germany frence spain nederland italy turky iyo wadamo kale oo lamid ah 

amazon fba mareykanka waxaa kamid ah canada maxico Brazil.


Dhamadkii.

Amazon fba 469.8 billion USD$ ayaa kadhacay iib gudihiisa fba ga waxaa kalana lagu qiyasa dadka wax ku dhax gada ku dhawad 1omillion ilaa 3m waa lasheega.


google adsense africa makhttps://www.xeydargacal.com/.../google-adsense-africa...

seo ama search ingine kahttps://www.xeydargacal.com/.../seoamasearch-ingine...

waa maxay google adshttps://www.xeydargacal.com/.../09/waa-maxay-google-ads.html



















Post a Comment

1 Comments

  1. Sxb waan ku bahnaa ila soo xariir pleas 252612033741 thanks

    ReplyDelete