Latest Post

6/recent/ticker-posts

google adsense Waa maxay google adsense Shuruudaha google adsense Muxuu lacag kugu siina. Waxyabaha lagu xusabiyo lacagta adsense Google adsense wuxuu aqbala wepsite yada ah Sadaxda xayeysiin eey bixiyan google adsense Gunannad

 Google adsense waa serves uu bixiyo google ka waana qeyb ka mid ah qeybaha ugu lacag badan oo bixiyo google ka.

 suasha is weydiinta mudan ayaa ah xagee lacagta katimada?

    =waxaa jiro dad businesskooda ama website yadoda rabo in loo xayeysiiyo waxee lasohadlayan shirkada google waxee dhahayan comision ayaa kusiinena ee nooxayeysii marka sidaas ayee xayeysiin ugu samenayan adigana ay xayeysiinta kugu soodanayan si aad ula qeyb sato comisionka ee qadayan ka.   

Shuruudaha google adsense? Google adsense wuxuu aqbala wepsite yada ah?

Shuruudaha google adsense? 

Marka hore waa inaad wepsite ledahay kadib waa inaad codsataa aqbalad kuadan inaad ka shaqeesankartit adsense waa inaad soo galisa wepsite kada ilaa 15 post waana inaa ledahay nish kuu gaar ah aad aqoon uleedahay  kahadalkiisa sida cafimadka iyo any topics aad taqanid.

Shuduraha article?

Postiyadu waa inee lahan title iyo interduction buuxa sidokle waaa inee lahadan supheading optimaze sawiro muqalo qurux badan.  

Muxuu lacag kugu siina?

Waxaa jiro advertiser oo ah kuwa compyga wax loo xayeysiinayo rabo inoo google dhaxdhaxaad kanoqdo adigana puplisher gareyso macnaheedu thy inaad wax kusoo gudbisho kadib qadatit qidmada yar ey bixinayan adsense. 

Waxyabaha lagu xusabiyo lacagta adsense? 

Waxyabaha lagu xusabiyo lacagta adsense?

Google adsense wuxuu aqbala wepsite yada ah?

step #1:Blog site oo ah macnaheedu thy inaad qoraa noqatit aad article soo daawacdid.

step #2:Forum site oo ah inaad wepsite chating ama messege laguwada sheekeesto aad sameesid aadna suaal weydiinkartit sida somali doc. 

step #3:free online tools aad sameesid.      

Sadaxda xayeysiin eey bixiyan google adsense.

step #1:Disply. ads oo ah xayeysiin pageka kor soo gala. 

step #2:Infeeds ads. oo ah kan dhinaca soo istaga. 

step #3:In article ads. midka dhaxda qoraal soogala. 

                       Gunannad 

wan dareemi karaa dhalinta manta dunida waxwalbo wxee noqoty internet, online lacag malaga sameeya jawabtu waxee thy( haa) waxwalbo aad waqti iyo maal iyo tacab aad galiso waad kasameenkartaa sida lashaciyay wuu kashaqeeya adsense africa.

                                    Somali.news and easy articles.

all articles afsomali Somali:https://www.xeydargacal.com/search/label/News 




   



  

Post a Comment

2 Comments