Latest Post

6/recent/ticker-posts

Waa maxay google ads google ads Sidee ayaa looxayeesiya? Sidee kubarankartaa xirfada google ads Shuruudaha compaingka ee important ah.

 Google ads waa meel advertiser kulmiso si ay xayeysiin  usameeyaan ayagoo uibgeenaya (product) suuq online ah si ay ugu helan commision% .

=Ama waxee kuibiyan product ay leeyihiin ayagoo maraya shurudaha uyala google ads. 

Suasha isweydiinta mudan ayaa ah google ads lacag mabixiyaaa waa maya sbbto ah google ads kan adiga lacag bixinayo si aad uhesho trafick buuxa . oo aad kuxayeysiiso product kaga social media sida facebook instgram tiktok google e.t.c .   



s
Sidee ayaa looxayeesiya?     

1.Waad inaad abuurta compaing

2.Compaing waa ino lahado pajat %

3.compaing waa inad usameesa ads/xayeysin 

4.Waa inad kudartaa compainng product aad xayeysinesid si aad ugu hesho commision%.


Shuruudaha compaingka ee important ah.   

waa inee lahadan qodobadan soosocdo?


a)Keywords        b)Headliness         c)Country       d)locaition          e)Description           f)bugt%  

Sidee kubarankartaa xirfada google ads. 

Maanta dunidan lagu jiro waxee uguurtay internet aqoon walbo waxee tala internetka waqtigan lagu jiro waxa ugu fcn ee lamal gashto waa naftada oo lasku hubeeyo  xirfada google ads waxaad kabarankartaa https://skillshop. waliba adigoo qadanaya shahado calami ah 

gunannad

google ads waa meel wada kulmiso frelancer iyo qofwalbo oo business man ah ayagoo ku  hormarinayo businesskooda si ay uibgeeyan hab online ah  


tags.xornimo people


https://www.blogger.com/blog/post/edit/7808847611806335574/4655821984473187633  

if you hve any questions comment igu reeb?



Post a Comment

3 Comments