Counseptiga good muxuu yahay group 5 waa shan qof isku dal ah isu tagay ku hashiiyay qof bananka kajooga Canada oo qaxooti ah in ay udacwodan si ay ukeenan dalka Canada ayaa ladhaha group 5
Qofka Canada
jooga shuruudaha laga rabo
1.Waa inoo kaweynyahay 18 sano haduu
ka yaryahay waxba madacwoon karo
2.Inoo heesto sharciga Canadian citizen ama dhalashoda
wadanka
3.Inoo leeyahay income lacag ku filan
4.Qof aan dambi ka galin dalka Canada aan chel kujirin aan
dhalashada lagala noqdin
Qofka
lakeenayo shuruudaha laga rabo
1.Kaar qaxooti inoo heesto unhc ama oo cadeeyo ino hesto documents qaxooti aan eheyn dal aan dalkiisa
2.Qof aan dambi galin inuu yahay
Meeqa kukici karto halkii qof in Canada
lakeeno group5
Shanta qof waa inee
uqondeyan lacag gaareeyso kudhawad 16500$ ku shuban bank dowlada waxaana xusud
mudan iney san qadaneynin lacagta dowlada waana lacagta kunoo lanlahed 12ka
bilowd ee soosocda halka qof
A)2dii qof waxaa kukici karto lacag
gaareyso 24800$ sanadkii udiyariyan 5ta qof
b)3dii qof waxaa kukici karto lacag
gaareyso 26700$ sanadii inee uqondeyan 5ta group ka
c)4tii qof waxaa kukici
karto kudhawad lacag gaareyso 28700$ sanadkii inee udhigan bank
d)5tii qof waxaa kukici
karto lacag gaareyso kudhawad 32300$ sanadkii inee uqondeyan
e)6dii qof waxaa kukici karto lacag
gareyso kudhawad 35500$ marka waad dareemi karta markasto dadka kuubatan
lacagta waa kayaraneysaa.
sidee uan sixinayan
group 5ka
Sida loo
ansixinaya waa inee qoraan warqad cadeyneyso ayna ku saxiixan shanta qof hebel meeshaas
joogo ku cadeyan kuna lifaqan passport yadoda copy warqada dhalasho Canada ama
haduu heesto weiting dhalasha loo yaqano {Imm5292} ama {Imm5688} any thing documents
inee kulifaqan
Canada 8qab
aad kuiman kartit visa
1.express
entry program macanaheedu tahay qof wax bartay heesto shahadooyin calami ah
sida doctor engineering proficianal ah ayaa xareysan karo
2.Familly
class sponsorship waxaa loogu talagaly dadka kala dhumay sida qoseyska waad
kukeni karta Canada haduu qofka kayaryahay 22 years
3.work visa
compy inaad compy wadanka Canada ay visa ku siyan sidas kutimatit
4.Provincial nomince program {pnp} waa mamul goboleyd taas oo bixiso dal kugal canada
5.Atlantic
immigration pilot shaqalo goboled oo bixiso viso dal kugal ah
6.Canadian experience
class {cec} dadka wadanka ka shaqeyay kadib katagay ayaa daganasho lagu siiyo
7.Study visa
oo ah mid wax barasho
8.visitor
visa oo mid dalxiis ah.
Dhamadkii
Madama aan arkay dhalanyaro aad ubadan oo raadineyso xog kusabsan Canada sidaas darted aan usameyey baritaan aad ubadan kusoo helay macluumaad sidaas aan idinku soo gudbiyay ma ihi qof yaqano arimaha visoyinka ama ah loyar ee tahay xogtaan aan ka helay internetka taaas oo aan idinku soo gudbiyay si aad idinku faaideeyo dhalinyarada jecel warbixinta Canada.
Tags bye xornimo people.
//www.facebook.com/profile.php?id=100084767064465
online business how to make money online
lasoco news ka xeydargacal.com
facebook instagram
whatsup online 24/7
0 Comments