Latest Post

6/recent/ticker-posts

SEO.AMA.SEARCH INGINE OPTIMIZATION WAA MAXAY IYO SIDA LOOGU XAYEYSIIYO GOOGLE DHAXDIISA AYAA HALKAN KU QEEXI DOONNAA

 SEARCH INGINE OPTIMIZATION {SEO} Waa hab ugu soo muuqanayo websitekada ama ganacsigaga google hadii aan kuqoro google! sidee lacag usameeya wax soo daba racaya qoralada waxa aad galisay bage ugu horeeyo si aad ugu soo muuqato safafka hore ayaa ladhaha ayaa ladhaha seo.

Sidee ugu soo muqankaraa seo website kada ama ganacsigaga pegiska hore google

Wuxuu ugu soo muuqankara 2steps.

1.Mid paid ah oo aad lacag kubixiso adigo isticmalaya google ads si aad ugu mid noqoto bejajka hore ee google

2.free traffic oo ah inaad organic usameeso si bilash website kada ama ganacsigaga si oo ugu soomuuqdo {seo}   

Sidee ugu faaideystan compy yasha caanka ah

Dadka businesska leh waxee ugu faideystan waxee qortan dad qabiir ku ah seo


looso gabsho search ingine optimization si ay usoo galan pages hore google ay kuhelan costomer ama macamiilkoda waxa uu radinayo

Maxee tahay faidada kujirto inaad traffic fiican kahesho google {seo}

Waa mashinka ugu weyn ee wax laga radiyo ee aduunka millions dad ayaa soo boqdo waana radiye atomatik ah waxana laga dhaxradiya facebook youtube yahowararka manta news ka dhacdoyinka.

Salary oo qato bishii waxa lagu.

Musharka qofka yaqano search ingine optimization loo soo gabsho seo waxaa lagu qiyasa kudhawad 45k 55k marka qofkii barto seo lacag aan cadi aheyn ayuu kasameena mida kale dunidan waxee uguurtay internet sanadada soo socda waxaa laradin doona qof yaqano seo manta waa dareema dalkii shaqo la’an ba’an ayaa kajirto halabarto search ingine optimization  

Dhamad

Seo ama search ingine optimization wa process laisticmalo marka aad dooneyso in website kada hello traffic free ah ona organic ah aan wax lacag kaga bixin ayaa ladhaha seo company yasha calamka waxee ku tartaman si ay ugu soo muqanlahayen pages hore ee google 1/3 melahas .  





 

Post a Comment

0 Comments