Latest Post

6/recent/ticker-posts

Paypal Somalia maka shaqeeyaa ma isticmalikaraa paypal anigo Somalia joogo africa paypal xogo ku sabsan ayaa ka hadli donna

Waa maxay paypal! Paypal Waa xawalad international ah laga leeyahay America lagu kala badalo lacagaha lana soo marin karo lacag qaab xawalad ahaan xataa lagugu soodiri karo lacag

paypal somalia maka shaqeeya facebook instagram online jobs

Siduu ushaqeeyaa paypal

Marka hore waa inaad leedahay bank account what ever aad heesato hadee noqoto ibs ama primary bank. Wuxuuna ushaqeeya 2 qaab oo kala ah marka lacag direysid ama laguu soo dirayo lacag mid walbana shuruudo ayuu leeyahay?

1.marka lacag kadireysid paypal ka waa inaad kuxirtaa mastercard kada.

2.markii laguu soo dirayo waa inaad kuxirtaa Credit Card kada ama Depit Card kada.

Somaliya iyo africa maka shaqeeya paypal

Somalia iyo africa paypal wuu ka shaqeeya lkn waxa kaxeran africa iyo Somalia qeybta lacag soo dhicista dhanka dibada lkn qeybta lacag dirista wuu ufuranyahay waadna ku adeegan kartaa dhanka online ka adigo kuxeranayo mastercard kada

Waxaa jiro bank ladhaho payoneer

Payoneer waa bank America laga leeyahay aqbalsanna dunida oo dhan marka konto yar ayaad kafuraneysaa sidas ayaad ku isticmaleysaa lacagtada kugu soo dhaceysaa bank ga kadib waad kasii xawilaneysaa toos ayaad ugu shubaneysaa bank gaga Somalia sida ibs.salambank.primary wht ever aad heysato   


Dhamadkii

Paypal dad baa isku dayay inee si xirfadeysan kugalan ayaagoo africa joogo ine badashtaan vbn ka wadanka lkn nimankan lama gadi karo waa bank international ah marka wax walbo wee kataxadaren haisku dalinin paypal dhanka lacag soo dhicista africa kama shaqeeyo hadii aad ka ogtahay macluumad fadlan noogu reeb coments ka mahadsanid


Tags by xornimo people

shorturl.at/eilP1

 

 


Post a Comment

1 Comments

  1. Ar niyow waxa jira qabab lacag looga sheqeeyo oo lagaula bixi karo paypal sida darteed ma kaga shaqaysan karaa lacgta intaraydka laga sameeyo

    ReplyDelete