Latest Post

6/recent/ticker-posts

Farqiga udhaxeeyo debit card iyo credit card waa maxay and visa card vv mastercard intoo ukala baxo ayaan qeexi doonnaa Maxee tahay dhibka ka iman karo qofka haduu deynta bixin wayo

Debit card waa card kuxeran kontadada aad kuleedahay bank giga qasatan carrol account

Noocyada uu lee yahay mastercard ka Imiso ayuu ukala baxa visa card

xili walbo aad
isticmasho waxaaa sitoos laagu jaraya koontada tusale ahan hadii 200$ ay kugu jirto account gaga oo aad suuqa wax kaga ibsatit alab gaareyso 150$ waxaa kuu haraya 50$ taas oo macnaheedu tahay inaad isticmashay lacag aad ku shubatay adiga ayaa ladhaha depit card

Credit card karkan wuxuu kuu ogalanaya inaad deen ahaan usuu qadatit lacagta
ey ledahay bank giga hadhow dambabana aad iska bixisid lacagta waxa eyna ku xerantahay
credit wortheness kalsoonida qofka ay ku qabto bank giga qof lasiinayo deynta marka bank giga wuxuu fiirina inoo qofka awoodo deynta oo iskaga bixin karo lacagta iyo mudadii loo qabtay

old mastercard wuxuu qabtaa inaad lacag labaxdid  2.platium mastercard iyo gold mastercard waa isku shaqo  3.wold mastercard shaqada uu qabto inaad wax maal galiso amaa

Maxee tahay dhibka ka iman karo qofka haduu deynta bixin wayo

Waxa loo yaqano default risk waa qasaraha bank giga oo macaamisha deynta ka qadanayano in ay kubixiyan waqtiga deynta lagu hashiiyay ama ey bixin hada qasaraha bank giga wajihi karo waxa uu noqon karaa in lawayo lacagtii deynta oo idil principal interest rate ama dulsaar credit risk waa halbeeg lagu cabiro kalsoonida qofka ama shirkada deynta qaadaneyso

Credit worthiness taas oo kadhigan hadii ay badan tahay probiliaty ga ama filashada qasaaraha bank giga ugu imaan karo inoo macaamiilkii bixin wayo deyntii bank giga macamiilkii wuxuu kubadinaya dul saar hight interest rate ah balse qasaraha haduu yaryahay bank wuu kayareenaya dulsaarka

Fiiro gooni ah

Bank giga wuxuu adeegsadaa walxo kala duwan oo kamid yahay credit risk markuu jaan goonayo dulsaarka deynta

Waa maxay farqiga udhaxeeyo visa card iyo mastercard

Visa card vv mastercard labadu  waa kar international ah ama jeeb ah boors online ah aduunka mesha tagto aad lacag kala bixi kartit ama adigoo ku adeeganayo meesha ka joogtit aduunka farqi saas uma dhaxeeyo.

Imiso ayuu ukala baxa visa card

Visa card wuxuu leeyahay noocyo badan mid walbana macna ku fadhiyo noocyadiisana waxaa kamid

1.visa classic. waxana loo adeegsadaa in lacag aad kala baxdo aadna kudirtit

2.visa platinum. dadka safarka  ah ama hotel hada dageyso ayaa isticmali kartaa lkn shuruudo ayuu leeyahay visaha

3.visa signature. wuxuu kaa cawin karaa meelaha qaar inaad ku saxiixdid ama saxiix aadna ku dalban karto lacag

4.visa infinite.tan waxaa loo isticmala lacag inaad ku amaahato

5.visa gold tan kama ag fago waa isla visaha kulina waxee kasi man yihiin dhanka adeega hadee noqoto lacag la bixida ama ku soo adeeg sashada waa isku mid.

 Noocyada uu lee yahay mastercard ka

Mastercard ka wuxuu ukala baxaa noocyo kala duwan mid walbana xambarsan macno gooni ah

1gold mastercard wuxuu qabtaa inaad lacag labaxdid

2.platium mastercard iyo gold mastercard waa isku shaqo

3.wold mastercard shaqada uu qabto inaad wax maal galiso amaa deyn ku qadatit

4.world elite mastercard wold mastercard waa isku mid isku shaqo ah

Kulina waxee kasiman yihiin adeegyada noocwalbo oo shaqo ah

Dhamadkii

Vigualka ama adeegyada good waa isku mid waxa ey kukala duwan yihiin sheyo yaryar lkn baryahan dambo wadanka Somalia waxaa lakeenay mastercard ka ay bixiso primary bank iyo visa card ka ey bixiso ibs bank waxa iskula qoran depit card wixii dhan isku mel eyey isla keeneyn xata mastercard ibs wey ku qoran tahay depit card waa hol fududeys.


Post a Comment

0 Comments