Latest Post

6/recent/ticker-posts

dv lottery 2021/2022/23 BAQTIYA NASIBKA UNITED STATES OF AMERICA {USA} & SHURUUDAHA LAGA BAAHANYAHY dv lottery dv lottery 2023 dv lottery 2022 dv lottery 2021 dv lottery photo check dv lottery 2023 registration

 DV LOTTERY WAA PROGRAM  LOOGU TALAGALAY DADKA  AAN EHEYN EMERICANKA IN AY KUSOO GALAN MAREYKANKA


    

INTERDUCTION DV LOTTERY 

Program kan waxaa apply gareyn karo qof walbo oo kaweyn 18 years haduu kayaryhy 18 sano ma aqbalayo programkan wuxu la applly gareysan karaa walidkiisa ama familly ga waxaana loo ogalyahay in uu qofka halmar applly gareysan karo sanadkii programkan dv lottery  waxaa lasoo bilabay sanadka markuu ahaa 1990 gormuu bilabmaa xareyntiisa wuxuu bilab maa sanad walbo bisha August    

SANADKII IMISA QOF AYAA HESHA DV LOTTERY WORLD/ADUUNKA.

Kudhawad dad lagu qiyasay 50kun oo qof ayaa hesha baqtiyanasiibka lottery waxaa xareesa inta dad kunool aduunka programkan waa baqtiya nasiib hadad nasiib leedahy waad heleesa ma ahan wax lakala xulanayo qof walbo iyo calafkiisa waye yaana laraja dhigin haduu ku aqbaliwayo sanadkan tijabi sanadka kale waxa laga yaba inoo kudorto sanadka kale programkan waa sida laandhuuga oo kale try agein. 

SHURUUDAA LAGAGA BAAHANYAHAY {15}

1.Magacada sadaxan inaad ugaliso sida passport ku qoranyahy

2.Lab iyo dhadig midkaa tahay dooro 

3.Waqtiga aad dhalatay sanadka bisha malinta sida kuqoran passportka kada!

4.Magalada kudhalatay sida passport kada kuqoran 

5.Wadanka udhalatay

6.Wadanka udhalatay maloo ogalyahay inoo xareesto waxaad leedahay yess

7.Passport inaa leedahy 

8.Inaad galiso sawirkada size ka sawirka inoo ahado 600*600

9.Meesha kunooshahay 

10.Wadanka aad kunoshahay isla waqtiga aad xareeneesid

11.optional waye

12.gmail kada inaad galiso

13.Education level kada

14.Meteiral status/macnahedu tahay inaad guursatay ama wali aad gursan 

15.Imisa caruur ayaa ledahay 

Gunannad!

Dadka inta badan waxa ay ku bararugsaneyn ayaa ah program kan dv lottery markad furto website saxda ah wuxuu kusiina 30minute inaad ku apply gareyso si ay waqtiga kaga dhamanin waa inaad soo diyarsata macluumadka lagaga bahanyahy si aad waqtigaga u seve gareyso guul wacan.

TAGS BY.XORNIMO PEOPLE

https://www.blogger.com/blog/post/edit/7808847611806335574/1969732070995385331

     

 







Post a Comment

1 Comments