Latest Post

6/recent/ticker-posts

blogging Blogging full tutorial afsomali casharo What is blogging? nish Shan qodob oo kaacawinkaro inaad businesskada kor ukoco Shuruudaha aqoon sanyahy google adsense inoo wepsite lahado

 What is blogging?  

blogging Blogging full tutorial afsomali casharoBlogging waxaa ladhaha inaad wepsite sameesato kadib aad kusoo daawacdo articale iyo muqalo sawiro qurxoon kadib ilaa 10post aad soogaliso then 3mounth kadib apply gareyso google adsense then xayeysiinta laguu soodayo halkas lacagta kaga bilabato ayaa ladhaha blogging.

1.Shan qodob oo kaacawinkaro inaad businesskada kor ukoco.

a)Waa inad heshaa nish ama topic aad books badan ka aqrisay.

b)Inaad qortaa countect quality leh jiifaro qurxoon.

c)website kada inaad kusheer gareysaa social media.

d)Inaad soogaliso articale qurxoon leh leh sawiro iyo maqalo. 

e)Inaad apply gareyso google adsense. Shan qodob oo kaacawinkaro inaad businesskada kor ukoco.
   

2.Nishyada ama topic yada ugu fiican.

Soomalida inta badana waxee kahadlan siyada iyo sports topic yada furan waa?

a)fashion     b)life style     c)waxbarashada       d)health       e)online businesska         f)couch gym   

3.Shuruudaha aqoon sanyahy google adsense inoo wepsite lahado. 

a)Waa inaad hosting gadata oo macnaheedu thy kirada wepsite ka


b)Domein magaca website inaad gadato macbaheedu thy .com      



Hosting waxa kaibsankarta compny ah {interserver.net}

Qiimaha aad kuibsankartit waa 2.50/per mounth   

4.Shuruuda kale ee most ka ah website ka.

website kaga inoo lahado {privacy policy terms and
condition}

5.Sidee online ugu shaqeeysan karnaa.  

walalayal online waad kashaqeesankartaa ma ahan manta ayaa bilaba berina lacag rabaa ma ahan waxa waqti ayey ubahanyihiin mida kale wax lamal gashto nafta ayaa ugu qalisan marka hore naftada maal gasho

Gunnanad

online businessku ma ahan wax dagdag lacag loogu sameenayo mana kuxerno inaad caan tahy Aduunka majiro wax short kal money laga samenayo xirfadan blogging waxaan isdhihi karaa waa xirfada ugu fudud ee lacag laga sameenkaro dhanka online ka. 

siidalaco.https://www.xeydargacal.com/.../muxuu-elon-musk-uibsaday...

siidalaco.https://www.xeydargacal.com/.../waa-maxay-farqiga...

siidalaco.https://www.xeydargacal.com/.../09/waa-maxay-google-ads.html






Post a Comment

0 Comments